(Akhriso) Xukuumada Somalia oo soo saartay amar ku socda Ganacsatada Dawooyinka

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya ayaa maanta soo saartay amarro lagu xakameynayo isticmaalada dawooyinka oo ay sheegtay in lagu yareynayo waxyeellaada caafimaad ee ka dhalata. Qoraal kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu yiri “Ayadoo laga duulayo waxyeelada caafimaad darro iyo midda amni ee ka dhalata si xun u isticmaalka daawooyinka ay tahay in la-xakameeyo kuwaas … Continue reading (Akhriso) Xukuumada Somalia oo soo saartay amar ku socda Ganacsatada Dawooyinka